Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa waxuu magaalada Muqdisho ka daafuray Kulan looga hadlaayey horumarinta hab-raaca sharci qoridda iyo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.