Guddoomiyaha degmada Kaxda oo kormeeray dad Barakacayaal ah

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kormeer uu ku qiimeynaayay baahiyaha barakacayasha ku tagay kaamamka ku yaala degmada Kaxda, halkaasi oo ay ku jiraan qoysas badan oo kasoo barakacay Abaaraha ka jira Gobolada qaar ee dalka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here