Barakacayaal ku nool Xeryaha magaalada Jowhar oo dalbaday in Gargaar lala soo gaaro

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Qoysaskan ku nool Kaamka Alle Suge Ee magaalada Jowhar ayaa waxay ka soo Barakeceen Deegaano ka tirsan Degmadaasi oo ay uga soo barakaceen Fatahaadihii ku soo laab laabtey Deegaanadaasi iyo Colaado is biirsadey oo halkaasi ka dhacayey ayaa saameysey Noloshooda.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here