Dadka kunool Tuulada Busley ee Gobolka Bay oo Codsaday in loo hirgaliyo Ceel-biyood.

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shacabka ku nool Tuulada Busley oo hoostagta Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay ayaa waxay wajahayaan dhibaatooyin ay kamid yihiin helitaanka biya nadiif ah iyadoona warihii ay biyaha kacabi jireen ay biyihii ka yaaradeen, dadka kunool Tuulada Busley ayaa Codsaday in loo hirgaliyo Ceel-biyood.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here