Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo bulshada Luuq ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Nabad galyada

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayaa baaq nabadeed u diray bulshada ku dhaqan degmada Luuq ee Gobalka Gado, iyagoo sheegay inay wax laga xumaado tahay in dad walaalo ah is dilaan isla markaana ay muhiim tahay in loo midoobo midnimada iyo wada jirka umada Soomaaliyeed  gaar ahaan kuwa kunool degmada luuq.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here