Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo kormeeray Wadooyinka Laamiga ah ee dhismahoodu gaba-gabo ku dhaw yahay.

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo kormeeray qaar kamida wadooyinka laamiga ah ee dhismahoodu uu socdo, Cumar Cabullahi Maxamed Farawayne Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo kormeeka kadib warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay dhismaha wadooyinka iyo halka ay marayaan asagoona sheegay in yoolka la hiigsanaayo uu yahay in la gaaro Kismaayo caraagan laamiyo qurux badana leh.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here