Xubno kamid ah Gollaha Wakiilada Jubbaland oo ku baaqay in la ilaaliyo Nabadgalyada degmada Luuq

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo bartamihi sanadkaan ay ka dhaceen colaad u dhaxeysa laba belood oo walaala ah isla markaasna ay ka dhalatay qasaara nafeed iyo mid hantiyadeed dadaal kadibna laga gaaray xal nabadeed ayaa markale laga soo sheegayaa dhaq dhaqaaqyo colaadeed.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here