SoDMA oo gaarsiisay deeq raashin 6,000 oo qoys oo ku dhaqan Afgooye

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 6,000 oo qoys oo ku dhaqan degmada Afgooye, oo ay fatahaaddu saameysay. Deeqdan raashinka ah ayaa loogu tala galay taageero nololeed, si loo yareeyo culeyska saameynta fatahaadaha.

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado ka sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka iyo degaannada dalka, fatahaaddan ayaa sii adkeysay nolosha dadka nugul, kuwaas oo hore ula daalaa-dhacayay saameynta abaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here