Xeer ilaaliyaha Jubbaland oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay ilaalinta badqabka bulshada

0
53
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa todobadkaan lagu soo gabgabayayay kulan loga hadlayay sidii bulshada ugu qeybqadan laheyd xasilinta iyo baqababka waxayna ka soo qeybgalashay ay tilmaameen sida ay bulshada muhiim ugu tahay ka shaqeeynta badqabka bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here