Hooyooyinka Dhoobley oo kaalin weyn ka qaadanaya soo saarista jiil wanaagsan

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Barbaarinta iyo rabaynta ubadka yaryar iyo Jiilka Soo koraya Waa arin muhiimadiisu wayntahay diinteena suuban ay meekhaam sare Saartay Waxana Labo Isku Maan Dhaafsanayn In Ay Ubadka Maantu Yihiin Midhihii barito la Goosan lahaa ayna yihiin raaca Manta Jooga ayna Haboontahay in la hagaajiyo Koriimadooda ababintoooda iyo barbaarintooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here