Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista Cudurka dabeeysha

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Dabeyshu, waa cudur uu keeno feyrus ku dhacaa Caruurta iyo dadka waaweynba, Dabayshu waxay dhalin kartaa xanuun yar ama astaamo sahlan, waxay waxyeellaysaa hab-dhiska neerfayaasha iyo dheefshiidka, kadibne waxay dhalisaa curyaannimo joogta ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here