Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo sheegay in uu bilaabmayo barnaamijka qof iyo geed si loo helo magaalo cagaaran

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa magaaalada Kismaayo Mudane Cumar Abdulahi Mahamed Faraweyne ayaa sheegay inuu bilaabmayo barnaamijka loogu magac daray qof iyo geed kaas oo bulshada kunool magaalada laga doonayo iney qof iyo geed beeraan si loo helo magaalo cagaaran oo dunida kula tartanto cagaarkeeda iyo quruxdeeda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here