Suuqyada Kalluunka magaalada Kismaayo oo laga dareemayo Kalluun yari

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo oo kamid ah Magaalooyinka Xeebaha leh ee dalka oo laga helo kalluunka ayaa laga dareemayaa kalluun yari baahsan.

Kalluunka laga soo saarto xeebaha magaalada Kismaayo ayaa maalmihii lasoo dhaafay suuqyada kalluunka laga dareemayaa sare ukac balaaran, sare ukaca ayaa loo aaneynaa dabeylo ba’an oo ka jira gudaha Badda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here