Cilad bixinta Kombuyuutarada oo shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro ku nool Dhoobley

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Dhalinyaro ku nool Dhoobely oo bartay cilmiga Computer-ka islamaarkaana shaqo ku waayaya cilmigii ay barteen ayaa hada ku dhiiraday in ay Magaalada Dhoobley ka hirgaliyaan goobo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay ugu maareeyaan noloshooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here