Magaalada Kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay barnaamij looga hadlayay xasilinta iyo badqabka bulshada

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay barnaamij looga hadlaayay ilaalinta badqabka rayidka kaas oo laba maalin loo fadhiyay.

Barnaamijka ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuyliyiin isagu jira heer maamul gobaleed iyo heer Fedaraal sidoo kale waxaa qayb ka ahaa Ururada bulshada rayidka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here