Maamulka xarunta JTI oo ka warbixiyay fursadaha ay siiyan Dhalinyarada danayneysa barashada xirfadaha gacanta

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhowrkii sano ee ugu danbaysay Dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo waxaa ay ahaayeen kuwo xooga saaraya sidii aqoontooda aas aasiga ah ay ugu kabi lahaayeen barashada xirfadaha kala duwan ee gacanta laga qabto.

Xarunta barashada fardamada gacanta JTI ee Magaalada ayaa ka mid meelaha ay dhalinyarada iyo dadka waa waynba  ka bartaan noocyada kala duwan farsamada gacanta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here