Maamulka Degmada Mahadaay oo Kormeeray wadooyinka Magaalada

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Mahadaay ayaa waxa ay kormeereen Wadooyinka waaweyn ee Degmadaasi oo dhawaan lagu wado in laga hirgaliyo leerarka cadceeda ku shaqeeyo kaasi oo ka qeyb qaadanaya Horumarka Degmada ay ku tilaabsaneyso kormeerka ayaa waxa ‘gudoomiyaha ku wehlinayay Mas’uuliyiin kasocday Hey’ada Tis3 iyo qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Degmada Mahadaay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here