Gudoomiyaha Waxbarshada Degmada Kismaayo oo ka hadlay fursadaha Waxbarasho dadka waaweyn

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarshada ayaa ah furaha nolasho iyadoo bulshada kunool deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland ay fahmeen muhiimada ay leedahay waxbarshada.
Goobaha waxbarshada ayaa hada waxaa intoo badan laga diwaan galiyo dadka waxbarshada ka daahay oo aan yaraantooda helin fursada ay wax ku bartaan waxiyna Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka duuleyso la dagaalanka Jaahilnimada ayaa waxay ku dadaashay in ay waxbarasho siiso dadka waaweyn ee yaraantooda fursada waxbarasho ah helin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here