Dhismaha goob waxbarasho oo laga bilaabay deegaanka Cali Ganeey Gobalka Hiiraan

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cali-Ganey ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga bilaabay dhismaha iskuul ay wax ku baran doonaan ubadka ku nool deegaan-kaasi Cali-Ganeey.

Dhismaha Iskuulka Deegaanka Cali Ganeey ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa iska kaashanayo maamulka deegaanka, bulshada ku nool deegaanka Cali-Ganeey iyo sidoo kale dhalinyaro is xilqaantay oo kasoo jeedo Deegaankaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here