Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya diiwaan galinta dadweynaha iyo Qoysaska ku nool Caasimadda

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu bilaabaya diiwaan galinta dadweynaha kunool Gobolka Banaadir, Sharciyada diiwaan galinta Qoysaska ee waaxda dad dhigista ayaa waxay qeyb weyn ka qaadaneysaa in si fudud loogu ogaado xogta Qoysaska kunool Gobolka Banaadir.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here