Duqa Degmada Kismaayo oo kormeeray dhismaha Wadooyinka Laamiyada

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa ka socda dhismaha Wadooyin laami ah kuwaas oo horay looso gabagabeeyay Wajigii Koowaad waxaana hada meel wanaagsan maraya dhismaha Wajiga labaad kaas oo meel wanaagsan maraya dhawaanna lasoo gabagabeeyn doono.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here