Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS Ahmed Mahamed Cumar oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogey magaalada Kismaayo ayaa Shegay dhibaatada ugu weyn ee dalka ka jiro inay sabab u tahay Isbadalka Cimilada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.