Injineerada wada dhismaha Jidadka Kismaayo oo kawaramay sida shaqada socoto

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa mudo ka socda mashruuca dhsimaha wadooyin laami ah kuwaas oo dhawr waji leh, isla markaana si habsami leh ay uga socdaan Xaafadaha magaalada Kismaayo.

Engineer Axmad oo ah Injineerka wada dhismaha mashruuca nagaad ee degmada Kismaayo ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu mashruucu marayo iyo tayada dhismaha wadooyinka laga hirgalinayo magaalada.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here