Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Tottenham

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dKooxda Man United ayaa la ciyaaraysa kooxda Tottenham kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League.

Man United ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib laba kulan oo ay bar-baro gashay.

Ten Hag ayaa la filayaa in uu kulanka ku soo galo shaxdiisa ugu adag isaga oo doonaya in ay kooxdiisu guul gaadho.

Xiddiga Zirkzee ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda Man United iyada oo sidoo kale Diallo iyo Garnacho ku wehelin doonaan horyaalka.

Halkan Kaga Bogo shaxda Man United:

Onana; Mazraoui, De Ligt, Martinez, Dalot; Eriksen, Mainoo; Diallo, Fernandes, Garnacho; Zirkzee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here