Guurka deg-degga oo Saameeyn ku yeesha Waxbarashada Gabdhaha Jowhar

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dGuurku Waa Mid kamid ah Sanunka Suubanaha Laga Dhaxlay waana mida kaliya ee ka dambeysa taranka Umadaha dunida saaran waxa uu kaalin balaaran ka qaata in bulshado noqoto mid jiil cusub si joogta ah uyeelata.

Hadaba Warbixintani waxaa diirada ku saari doonaa saameynta guurka Deg-degga ah uu ku yeelato Waxbarashada Gabdhaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here