Dhalanyara Kunool Jowhar oo bilaabay in ay Shinida u dhaqdaan sida Xoolaha

0
26

Qaar kamida Dhallinyarada Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle ayaa sameestay gooba ay ku xananeeyaan Shinida, iyagoona adeegsada xirfada Shinida Malabka looga soo saaro waxana ay shegeen in ay Shinida u dhaqdaan sida dadka somaliyeed ay u dhaqdaan nocyada kala ee xoolaha waxana ay kaso saraan malab iyagoona Suuq geeya kuna maareya noloshooda iyo tan Qoysaskooda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here