Jaamacada Dhaaha faraceeda Kismaayo oo Xaflad u qabatay Arday Jaamacada dhamaysay

0
23

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacada Dhaaha faraceeda Magaalada Kismaayo ayaa munaasab maamuus ah qabatay arday difaacday buuga qalin jabinta jaamacada.

Xaflada loo qabtay ardayda Jaamacada dhamaysay ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Waaxda Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland , Maamulka Jaamaca, Arday iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here