Bulshada Jowhar oo loogu baaqay in ay u diyaar garooban ka hortagga Fatahaada Wabiga.

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada uu maro Webiga Shabeelle ayaa waxaa saameyn xoog leh ku yeeshay fatahaadaha webiga uu ka geysto kuwaasi oo noqday kuwa ku soo noqnoqda, waxaana sanad walba uu cagta mariya boqolal hektar oo dhul beereed ah iyo dhul deegaan ah waxaana arinkaasi uu saabsanaa hoos udhaca dhaqan dhaqaale ee bulshada iyo deegaankaba.

Qaar ka mid dhalinyarada aqoon yahanada ah ee ku nool magaalada Jowhar ayaa ka hadlay sida looga hortagi karo fatahaada wabiga oo ah mid marar badan soo noq noqotay deegaanadaasi.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here