Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Buslahda Soomaaliyeed ayaa wali waxa aysan fahamin arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta, kulan looga hadlaayay arimaha federalka ayaa lagu qabtay todobadakan magaalada Kismaayo waxaana intiisa badan looga hadlaayay arimaha federalka iyo dib u heshiisiinta oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed ee kunool deegaanada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.