Ardayda wax ka barata dugsiga farsamada gacanta JTI oo kawaramay waxyaabaha la baray

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga farsamada gacanta JTI ee magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah xarumaha lagu barto noocyada kala duwan ee farsamada gacanta waxaana la aas aasay sanadkii 2023-kii ayadoona hirgalintiisa ay iska kaashadeen Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland iyo Hay’adda LWF.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here