Dhismaha Wajiga Koowaad ee Garoonka Dhuusamareeb oo la soo gabagabeeyay

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dib u dhiska Garoonka diyarada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug oo dhowaan labilabay ayaa Waxaa lasoo gabagabeeyay Dhismaha wijigisi iyadona labilabaya dhismaha wijiga labaad  ee garoonka diyaaradaha degmada Dhuusamareeb ee Galmudug.

Garoonka ayaa waxaa loo dhisayaa si casri ah waxaana loo xilsaaray dhismaha garoonka Shirkada dhismaha ee Olompic.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here