Haween magaalada Kismaayo ka bilaabay xanaaneynta Digaagga

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Midnimo oo ah goob lagu xanaaneyayo digaaga bacrimiska ah ayaa ah meel ay ku xiranyihiin Macamiil badan wana tii ugu horaysay noceeda ah ee laga howlgeliyo magaalada walow ay mudo shaqaynayso.

Curinta Hal-abuurkan shaqo ayaa waxa bilaabay 7 Haweena oo ah dadkii dib uga soo guryo noqday xeryaha Qoxootiga dalka Kenya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here