Gudomiyaha Haweenka Jubbada hoose oo baaq u jeedisay Bulshada Degmada Afmadoow

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Afmadow ayaa waxaa ka mid tahay degmoyinka ugu wac weyn Dowlad Doboledka Jubbaland Adeegyada Aas’aasiga u ah bulshada iyo sidii lagu hormarin lahaa qorshayaasha degmada Afamdow ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay Wasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland iyo Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada Hoose.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here