Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay degmada Awdheegle

0
23
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaadiid sida shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo uu dhawaan fatahaad ka geystay wabiga Shabeelle.
Gaadiidkaan ayaa wada gargaar loogu talagalay ilaa 5,000 oo qoys kuwaas sameen ka soo gaartay fatahaada wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Awdheegle  tuulooyinka iyo degaanada ku xeeran.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here