Xarunta dhir beerista casriga ah oo laga furay deegaanka Loglow

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Ceydiid Suleymaan Xaashi oo uu weheliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Cumar ayaa wadajir xarigga uga jaray xarunta beerista casriga ah iyo daryeelka dhirta oo ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ka hirgalisay deegaanka Luglow oo hoos yimaado magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here