Xeer Ilaaliyaha Jubbaland oo kormeeray Xabsiyada degmada kismaayo

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeer Ilaaliyaha guud ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Nuuradiin Maxamad Khaliif oo ay weheliyaan Sarakiil kale ayaa Kormeer ku tagay Xabsiyada ku yaala Magalada Kismaayo ee Xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Xeer ilaaliyaha iyo masuuliyiintii la socday ayaa booqday xasiga dhexe ee dagmada kismaayo Saldhiga dhexe iyo Xarunta Taliska  Boliiska qaybta  gobalka Jubbada hoose halkaas oo ay ku xiran yihiin maxabiis loo hasto dambiyo kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here