Goobaha Waxbarashada oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley

0
21

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda horumaro Waxbarasho taasi oo ay bulshada fahameen ahmiyada ay leedahay waxbarshada.

Goobaha waxbarshada ayaa ku soo kordhaaya degmada Dhoobley waxiyna qeyb ka qaadaneysaa hormarida waxbarasho ee ka deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here