Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay badeecadaha laga dhoofiyo dekadda Kismaayo

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan dadka Soomaaliyed ayaa ah kuwa ku tiirsan ka ganacsiga xoolaha iyo dalaga beeraha waxaana kahor burburki dowladdii dhexe ee Soomaaliya Ganacsatada ay dalka dibadiisa Ganacsi ahaan ugu dhoofin jireen sida xoolaha muuska, liinta iyo sisinta kuwaas oo dalka caan ku yahay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here