Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo kormeeray dhisma cusub ee xarunta Wasaaradda

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhismaha xarunta cusub ee ay yeelanayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshisiinta Dowlad Goboledka Jubbland oo laga dhisayo magaalada Kismaayo ayaa waxaa kormeer ku tagay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here