Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran ee Jubbaland oo Kismaayo lagu so xiray

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo gabagabeysay Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran ee Jubbaland kaas oo si wadajir ah usoo qaban qabiyeen Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jubbaland iyo Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoona shirka diirada lagu saaray intii u socday Maamul Wanaaga iyo Hormarinta Dhaqaalaha iyadoona lagu falanqeeyay caqabadaha jira.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here