Sare ukac kuyimid Qiimaha Saliidda Cadeyda Suuqyada Jowhar

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Saliida Cadeyda wax ay ka mid tahay waxyaabaha sida aad ay isticmaalaan bulshada Soomaliyed taasi oo loo isticmaalo karinta cunooyinka kala duwan.

Sara ukaca ayaa xiligaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo saliid ee suuqyada Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad gobolka Hirshabeelle jirgaanka saliid cadayda oo markii lagu kala iibsan jiray 22$ ilaa 23$ ayaa hada suuqyada Magalada Jowhar ka mara 32$.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here