Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulanka daadajinta Canshuuraha

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulanka daadajinta cashuuraha kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland oo kaashanaysa Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka Soomaaliya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here