Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo ka hadashay muhiimadda Wadatashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo waxaa uuna socon doonaa mudo Afar cisha waxaan loga hadli donaan inta uu socodo, maamul wanaagga, Horumarinta Dhaqaalaha, Bulshada iyo Karaanka Aadanaha iyo sbeddelka Cimilada Deegaanka. Inta uu socoda Shirka waxaa lagu falanqeen doonaa fursadaha iyo caqabadaha ka jira Jubbaland, lagana doodo xalka iyo qorshayaasha shanta sano ee soo socota. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, XFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Goboleedka Jubbaland Mohamed-wali Ali ayaa waxay ka warbixiyeen muhiimada uu bulshada u leeyahay Wadatashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here