Magaalada Baydhabo oo lagu qabatay Shir looga hadlaayay Arrimaha bani’adanimada

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo ku qabatay kulanka Sedax bilaha ee Wasaaradda Gargaarka ay la yeelato Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka waxaana Wasiirka Wasaarada Gargaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdinasir Abdi Caruush.

Kulanka waxaa diirada lagu saaray xoojinta wax ka qabashada Arimaha bini’adanimada La socodka isbedelka Cimilada iyo Warbixino la xariira Xaalada Bini’adanimo ee ka jira Degmooyinka Kuntuwarey iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here