Maamulka Isbitaal Martiini oo bixinaya Adeegyo Caafimaad bilaash ah

0
17
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaal Martiini wuxuu kamid yahay Isbitaalada ku yaalo magaalada Muqdisho waana mid kamid ah Isbitaalada ugu waa weyn ee ku yaalo dalkeena.
Maamulka Isbitaal Martiini oo dadka danta yar  ugu baaqay ineey ka faaiideystaan baaritaano iyo Qaliimo kala duwan oo lacag la’aana oo ay dhawaan fulin doonaan dhaqaatiir u dhashay dalka Masar.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here