Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay kulan loga hadlayay Qorshaha isbedelka Qaranka

0
18
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan wadatashi ah oo looga hadlaayo Qorshaha isbedelka Qaranka.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha wasarada Qorsheynta XFS ,Wasiiro ka tirsan KG iyo Agaasimaha Wasaaradda Qorsheeynta KG.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here