Madaxweynaha Galmudug oo booqday Mashaariic laga hirgalinayo Gaalkacayo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Mas’uuliyiin uu Horkacaayo ayaa kormeer ku tagay halka uu ka socdo mashruuca lagu dhisayo xarunta farsamada gacanta Galmudug ee Magaalada Galkacayo kaas oo meel wanaagsan maraya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here