Dhalinyarada Dhoobley oo loogu baaqay in ay kordhiyaan Akhriska

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoontu waxaa ay ka kooban tahay akhris iyo qoraal, akhriska waxaa lagu tiriyaa wadooyiinka loo maro aqoonta islamarkaana qofku uu ku kasban karo aqoon baaxad leh oo ku hogaamin karta Horumar qofeed una furta albaabo cusub.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay muuhimada akhriska iyo qoraalka ee dhanka Waxbrashada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here