Haween Tacadiyo kala duwan loogu geystay magaalada Baladweyne

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Afko oo ka shaqeeysa ka hortaga tacadiyadaha ka dhanka ah Haweenka ayaa diiwaan gelisay ku dhawaad 4 haween ah kuwaasi oo tacadiyo isugu jira Kufsi iyo jirdil loogu geeystay Magaalada Baladweyne.

Gabdhaha la kulmay tacadiyadaaan ayaa ilaa hadda helin cadaalad inkasta oo ay socdaan dadaallo lagu raadinayo xuquuqdooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here