Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gaadiid gurmadka degdeg ah lagu wareejiyay

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaari nuuca gurmadka deg-dega ah ee Ambulance kala wareegtay Hay’adda daryeelka Hooyada iyo dhallaanka ee AMUCUBO.
Gaarigaan waxa ay hay’adda uga qeybqaadan doontaa u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee waxyeellada la kulma, waxaana maalmaha soo socda qorshuhu yahay in sidaan oo kale gaadiid kale oo gurmadka degdega ah hay’adda soo gaara.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here